TAFSIIRKA QURAANKA PODCAST
بسم الله الرحمن الرحيمTafsiirka Quraanka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka Quraanka. Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin. Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com.Waxaa soo bandhigay ahxmadnur [ Email: [email protected] ] Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.