TAFSIIRKA PODCAST
بسم الله الرحمن الرحيمTafsiirka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka Quraanka. Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin. Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com.WhatsApp: 484-201-5052Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.